Wasiirka gaashaandhigga Soomaaliya, Cabdulqaadir Sheekh Cali Diini, iyo madax kale ayaa maanta safar ku tagay magaalada Baardheere ee gobolka Gedo oo dhawaan ciidamada Amisom iyo kuwa Soomaalida ay ka saareen Alshabaab oo 7 sano xukumayay magaalada

Recommend to friends
  • gplus
  • pinterest

Leave a comment