Raiisul wasaaraha dowladda federaalka oo beri ku wajahan Jubbaland

 Safarkii Raiisul wasaare Sharmarke  oo maanta mar labaad dib u dhacay

 

 

Waxaa maanta mar labaad dib u dhacay  Safarkii Raiisul wasaare Cumar Cabdi Rashiid Sharmarke  oo la filayay in uu maanta gaaro Magaaala Xeebeedka Kismayo ee Xaruunta ku meel gaarka dowladda Jubbaland, hase ahaatee waxaa waraar hoose oo aan helnaay shegayaan  in Axadda berri ah uu raiisul wasaarahu imanaayo Magalada Kismayo.

Socdaalka Sharma’arke ayaa la rumeysan yahay in uu la xiriiro turxaan bixinta madmadowgii u dhexeeyay Dowlada Federaalka Somaaliya iyo Dowlaad Goboleedka Jubaland

Recommend to friends
  • gplus
  • pinterest

Leave a comment