Qaar kamid ah waalidiinta ay caroortooda ku adkaatay inay helaan sharciga Dalka ee loo yaqaanno Kibaandhaha kadib marki laga helay farahooda inay ka diiwaan gashanyihiin qaxootiga ayaa Dowlada ugu baaqay in ay la timaada nidaam lagu caawin karo da’yartaasi si ay kibaandha uhelaan .

Dadkaan ayaa ku dooday in ilmohooda ay mudanyihiin in sharciga la siiyo maadaamaa ay yihiin dad kenyan ah balse ay horay danta ugu kaliftay in ay iska diiwaan galiyaan qaxootiga.

Waalidiintaan oo la hadlay Idaacadan Star Fm ayaa baaq u diray masuuliyiinta dowladda.

Recommend to friends
  • gplus
  • pinterest

Leave a comment