Wada hadalada Yemen oo shuruud lagu xidhay

Dawlda Yemen ee dibad wareega ah ayaa sheegtay inaanay ka qayb qaadan doonin wadhadalada la qorsheeyey inay dhacaan toddobaadka soo socda , haddii aanay kooxda xuutiyuuntu ka baxain dhulkii ay hore u qabsadeen.

Madaxweyne Cabdurabuh Mansour Hadi ayaa soo saaray qoraal maanta uu ku sheegay in kaqayb galka shirka ee dawladiisu ay ku xidhan tahay in Xuutiyuuntu aqbalaan go’aankii qaramada midoobay ee ku baaqayey in Xuutiyuuntu ka baxaan dhulka ay qabsadeen .

Qaramada midoobay ayaa sheegay in colaada Yemen ka taagani ay dalkaasi u horseeday masiibo bani’aadanimo .yemen_fighting_640x360_ap_nocredit

Recommend to friends
  • gplus
  • pinterest

Leave a comment