Qoyska wiil askari ah oo kudhintay countiga wajir oo beeniyay in wiilkoodu isdilay.

suicideQoyska askari katisanaa ciidamada dawlada dalka gaar ahaan countiga wajir oo shalay ay baxeen warar sheegayay inuu is dilay ayaa beeniyay inuu wiilkoodu is dilay.

qaar kamid ah ehelada askarigaasi ayaa sheegay in wiilkooda kas loo dilay marka la qiimeeyo halka xabadu kaga taalo iyo halka ay kabaxday.

warkan ayaa shalay kasoo baxay countiga mandera iyadoo wararku ay sheegaayeen in wiilka askariga uu asagu is dilay.

wali majiraan wax war ah oo kasoo baxay dawlada countiga wajir oo ku saabsan geeriga wiilkaasi askariga ahaa.

ehelada askariga geeriyooday ayaa dalbaday caddaalad si loo ogaado sababta keentay dilka wiilka askariga ah.

askariga dhintay ayaa ifka uga tagay hal xaas oo xaamilo ah iyo ilmo yar waxaana la sheegay inay jirto hooyadii oo cad taasoo saaran sariirta.

Recommend to friends
  • gplus
  • pinterest

Leave a comment