Gavanaha countiga homo bay oo digniin jeediyay

homo baygavanaha dowlad gobolkedka Homa Bay Cyprian Awiti  ayaa uga digay musharixinta ka qeybgalaya doorashoyinka  dowlad goboleyada  ee xisbiga ODM in ay iska ilaaliyan in  jeebkoda kalaso baxan shaqsiyada ay waatan
mr  Awiti ayaa sheegay in qaar kamid ah musharixinta kuwaa oo una magcaabin in ay diyaariyen listika saraakisha xisbiga in tan doorashada kahor
gavanaha ayaa intaa kudaray in taagerayasha xisbiga ayana aqbali doonin iskuday walba oo lagu doonayo in lagusoo gudbiyo diwaan ay kuqoryihiin magacayada sarakiil  bananaka lagusoo qortay
hadalan ayuu kasheegay mar uu ka hadleyey kiniisada kuatala Kasipul halkaa oo ay kasocotay qaraan kiniisada lo  aruurinyey isgoo ka dlabaday musharixinta in ay fursada siyaan wufuuda ay siiyan wakhti ay kusoo xushaan cida mataleysa
ugu danbeynti gvanaha ayaa carabaka inlaga fogaado wax walbo oo keenkara iskudhaca hadii shaqsiyada an matalin xisbiga ee countiyada dalka banaanka lagusoo qorto
dorashoyinka xisbiga ee heer counti ayaa dhici doona 29 November

Recommend to friends
  • gplus
  • pinterest

Leave a comment