cay

gaari land cruiser ah oo ay lahaayeen ciidamada booliska ayaa lagu dhacay countiga embakasi.
war kasoobaxay saraakiil boolis ah ayaa sheegaaya in gaarigan laga dhacay goob lagu magacaabo garrison shalay subaxdii.
wararka ayaa intaasi kudaraaya in gaarigan la dhacay laga cabsi qabo in loo isticmaalikaro falal argagixiso.
sidookale wararka qaar ayaa sheegaaya in gaarigan laga yaabo in xarakada alshabaab inay kuxirikaraan waxyaabaha qarxa kadibna loo isticmaalikaro in lagu weeraro goobaha ganacsiga iyo xerayaha ciidamada dawlada.
mid kamid ah saraakiisha booliska ayaa sheegay inay ku amreen ciidamada amaanka inay joojiyaan gaari walba oo land cruiser ah oo midabkiisu yahay cagaar ama doog suaalana ay weeydiiyaan dadka saaran.
si kastaba ha ahaateen madaxa booliska caasimada nairobi japhet koome ayaan asagu kahadlin aritan sida uu qoraayo wargeyska the star ee dalka kasoo baxa oo asagu daabacay arintan.

Recommend to friends
  • gplus
  • pinterest

Comments

  1. Jodie
    April 25, 2016 at 10:55 am

    Hello, everything is going well here and ofcourse every one is sharing
    information, that’s truly fine, kedep up writing.

Leave a comment