xubnaha gudiga cusub e anshaxa iyo ladagaalanka musuq maasuqa oo la dhaariyay.

CAYgudiga cusub ee Anshaxa iyo La-dagaallanka Musuqmaasuqa (EACC) oo ka kooban afar xubnaha guddiga ah iyo Guddoomiyaha ayaa xilka loo dhaariyay shalay, Intii lagu guda jiray xaflada, Guddoomiyaha cusub, Philip Kinisu.

gudigan cusub ayaa ballan-qaaday inay la dagaalami doonaan musuq-maasuqa iyagoo isticmaalaaya farsamooyin cusub.

mr philip kinisu ayaa xilkan kala wareegay gudoomiyihii hore ee gudiga anshaxa iyo ladagaalanka musuq maasuqa mumo matemo oo horey xilkaasi iskaga casilay kadib markii lagusoo eedeeyay inuu ku dhaqaaqay wax isdabamarin baahsan.

si kastaba ha ahaatee waxaa laga dhur sugayaa gudiga cusub ee ladagaalanka musuq maasuqa iyo anshaxa waxa ay ka qaban doonaan musuq maasuqa baahsan ee dalka kajira iyo sida ay ula tacaamuli doonaan xubnaha dawlada iyo shacabkaba kamid ah ee lagu helo wax isdabamarin

Recommend to friends
  • gplus
  • pinterest

Leave a comment