dadka countiga bomet oo maanta ka mudhaharaaday gaari xaamul ah oo 20 sac dilay

residentdadka countiga bomet ayaa wadooyinka xiray uyagoo ka mudhaharaadaaya kadib markii darwal gari aday uu halkaasi kudilay illaa 20 sac

gaarigan oo ahaa gawaarida xamuulka qaada ayaa kusii jeeday countiga narok isagoo kabaxay countiga bomet.

booliska degaankaasi ayaa isku dayaaya inay qaboojiyaan xaalada iyadoo wadooyibnka ay xireen illaa boqolaal ruux oo ka mudhaharaadaaya lo,da la laayay.

xildhibaanka lagasoo doorto galbeedka narok Patrick Ntutu iyo dhigiisa koonfurta narok Korei ole Lemein ayaa haatan kusugan goobtaasi iyagoo isku dayaaya inay xaalada dajiyaan.
dadka xoola dhaqatada ah ayaa ah kuwa xaaladooda ay aad ukacsantahay

Recommend to friends
  • gplus
  • pinterest

Leave a comment