Madaxwaynaha Maamulka Bakool Sare oo Si Diiran Loogu Soo Dhaweeyay Magalada Garawe Iyo Shariiif Sakiin oo uu Wadna Garaac ku Dhacay :

bakoolsareWaxaa Maanta Magalada Garawe ee Caasimada Dowlada Puntland Sidiran Loogu Soo Dhaweeyay Madaxwaynaha Maamulka Bakoo Sare Mudane Ahmed Mohamed (Mashruuc ) oo Booqasho ku tagay Dowlada Puntland.

 

Waxaa Qaabilay Madaxwayne Mashruuc Madaxwayne ku xigeenka Dowlada Puntland Mudane Cabdixakiim Cabdullaahi Xaaji Cumar( Camey) Waxaana Arintaasi uu Wal wali iyo wadna Garac ku Riday Maamulka kala daatay ee Shariif Sakiin .

 

Madaxwaynaha Bakool Sare ayaa u Jooga Puntland arimo Laxidhiidho Sidii loo xoojin Lahaa iskaashiga Labada Dowaldood iyo sidii lasoomayn lahaa Calaaqaaad iyo wax wada qabsi Dhaxmara Maamulada Bakool iyo Puntland .

 

Wakaalada Danwaanews.net wariyaha u jooga Magalada Garawe Ahmed Yare Mohamed ayaa sheegay in uu Madaxwaynuhuu sidoo kale la kulmi Doono wax garadka iyo cuqaasha kasoo jeeda Puntland .

 

Recommend to friends
  • gplus
  • pinterest

Leave a comment