CORDIsbaheysiga mucaaradka dalka ee cord ayaa iyagu waxay doonayaan in lakala diro gudiga doorashooyinka iyo xuduudaha dalka.
Hogaamiyaha isbaheysiga mucaaradka dalka Raila odinga ayaa sheegay inaysan aqbali doonin in gudiga soohdimaha iyo doorashooyinka ay doorashada soo socota inay kormerayaal ka noqdaan.

Dhanka kale hogaamiyaha isbaheysiga mucaaradka dalka raila odinga ayaa sheegay in dadkii lagu laayay rabshadihii doorashadii 2007 loo baahanyahay inay helaan caddaalad.
Wuxuuna sheegay in beero iyo lacag aysan noqon karin magdhaw la siiyo dadkaasi faraha badnaa rabshadahaasi ku naf waayay.

Recommend to friends
  • gplus
  • pinterest

Leave a comment